Madaafiic caawa la isku weydaarsaday degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe

Madaafiic ayaa caawa xoogaga Al-Shabaab  waxay ku weerareen xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka ayaa intaa ku daraya in madaafiicdan oo ahaa nooca loo yaqaano hoobiyeyaasha aan la ogeyn halka laga soo riday. Inta badan madaafiicdan ayaa ku dhacay xaafada Xaawo taako ee degmada … Continue reading Madaafiic caawa la isku weydaarsaday degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe